Columbus Metropolitan Housing Authority
Translation Services - Columbus Metropolitan Housing Authority
Translation Services

CMHA offers language interpretation services. If you need assistance in understanding CMHA policies regarding rental assistance or Public Housing, please bring this to our attention. These services are provided at no cost to you. However, we must give a 24-hour notice to these service providers. Your appointment may need to be rescheduled in order to provide this service.

OGEEYSIIS: DADWEEYNAHA HEYSTA SHAHAADADA GURYAHA ( FOOWJARKA) IYO KUWO DAGAN GURYAHA DAWLADDA EE GUUD (BABLIK HAWSINKA).)

Xaffiska Dowlada Hoose, Laanteeda Guryaha ee magaalada Columbus iyo Nawaaxigeeda waxaa laga heli karaa turjumaano diyaar kuu ah. Haddii aad u baahantahay caawimaad xaga fahanka shuruucda ijaarka iyo guryaha dowladeedba, fadlan na ogeeysii baahidaada. Waxaa Laanta Guryaha eey idiin fidineeysaa caawimaad jurjumaanimo oo lacag la’aan ah. Waa muhiim in aan 24 saacadood ka hor ogeeysiino turjumaanadeena markii loo baahdo. Waxaa dhici karta in ballantaada dib loo dhigo si turjumaan loo helo.

Laanta Guryaha ee Columbus iyo Nawaaxigeeda (CMHA) waa hay’add dowli ah kuna shaqeeysa sinaan xag guryo iyo shaqaba.